Daawo IMTIXAANKII Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare iyo Hoose Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2015 ilaa iyo 2016 Oo Maanta Bali-gubadle ka Bilaabmay

0
404

IMTIXAANKII Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare iyo Hoose Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2015 ilaa iyo 2016 Oo Maanta Bali-gubadle ka Bilaabmay

Waxaa maanta magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd si rasmi ah ugu Bilaabmay imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare iyo Hoose Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2015 ilaa iyo 2016 .

Arday maanta u fadhiisatay imtixaanka ayaa tiraduu dhamayd 73 isla markaana u kala qaybsanaa 26 arday oo Dugsiga sare ah iyo 47 Hoose Dhexe ah
Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Gobolka Hawd Maxamed Sh,axmed Oo warbaahinta Qaranka la Hadley ayaa guul u rajeeyey guud ahaanba Ardayda maanta u fadhiistay imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare iyo Hoose Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2015 ilaa iyo 2016