Daawo Isbarbar Dhiga Laba Warbixinood oo Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiiladu ka Faafiyeen Wasaarada Warfaafinta‏

0
346

Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Si faahfaahsan uga Falcelisay Warbixin ay Gudi hoosaadka Ilaalinta iyo daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladdu ku dhaliileen Waajibaadka Wasaaradda Warfaafintu iyo Sida ay uga Hawl gasho Gobolalda Iyo Degmooyinka Dalka