DAAWO: Jasiiradii Haweenka, (Xogta Dahsoon)‏

0
337

Hargeysa(Warsugannews)Waxaynu joognaa jamhuuriyada Tajikastan gaar ahaan buuralayda Calaa’udiin oo uu barafku ku daboolan yahay inta badan sanadka oo dhan.,noloshuna waxay dib uga bilaabataa bisha may ee Sanadka marka ay cimilada yara diirani halkaasi timaado, iyadoo haweenkuna ay xoolahooda daajiyaan agagaarka buurahaasi.halkaasoo ay xooluhu ka heli karaan biyo iyo baad ku filan inta lagu jiro xilli diraaceedka.