DAAWO: Khasnadaha Kaydka Dahabka ee Britain, (Xogta Dahsoon)‏

0
365

Hargeysa(Warsugannews)Dadweynaha Xaafadani waxay ku dul nool yihiin khasnado dahab ah oo dhulka ka hooseeya ku jira, iyadoo caasimada London ee Dalka Britain ay qarinayso qasnadaha dahabka kaydka ee dawlada Britain haysato khasnadahaas oo yaalla masaafo dhan 300 kun oo fuudh oo squere ah oo ka tirsan xaafadda dhaqaalaha ee Qalbiga Magaalada London.