Daawo MaxaaIman kara hadii aynu Kaadidada isku xanibno muddo dheer (Xogta Dahsoon)

0
332

Hargeysa(WSN)waxaa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan mudo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo taa ka duulayna waxaynu wax ka ogaanaynaa waxa iman kara hadii aynu kaadida isku xanibno oo aynaan suuliga tegin.