Daawo Maxay kaneecadu inoo Qaniintaa? (Xogta Dahsoon)

0
383

Hargeysa(Warsugannews)Iyadoo la wada ogyahay in quutul-daruuriga rasmiga ah ee kaneecaduu uu ka yimaado qoyaanka iyo caleemaha dhirta gaar ahaan cawska ayaa hadana waxa ay kaneecadu u baahan tahay inay cabto dhiiga dadka, maadaama uu dhiiga dadka ku jiro borotiino ay u baahan tahay kaneecada dhedig si ay u rinto oo u dhshasho, shayga ugu daran ee arintaa ka kaalmayn kara kaneecadana waxaa lagu sheegay harmoonada qaybta ka ah dhididka dadka iyadoo dadka qaarkii ay kaneecadu aad u qaniinto marka la dhinac dhigo dadka intiisa kale.