Daawo Maxay sawiradii hore Uga Maqan Tahay dhoolla-cadayntu (Xogta Dahsoon)

0
323

Hargeysa(WSN)marka aad dib u milicsato sawiradii hore waxaad arki kartaa in ay sawirada dadkaasi ahaayeen kuwo aan waxxarakaad ah samaynayn oo xitaa aamusan oo aad mooddo inay cadhaysan yihiin, taasina waa sababta aynu barnaamijkan xogta dahsoon ugu gaar yeelnay sababta ay dhoollacadayntu uga maqan tahay sawiradii hore.