Daawo Mushkiladii Gantaalihii Kuuba: John Kennedy iyo Taliyihiisii Ciidanka (Xogta dahsoon)

0
353

Hargeysa(WSN)Mushkiladii ka dhalatay khilaafkii gantaalihii kuuba ee bilowgii lixdanaadkii waxay ahayd arintii ugu dhoweyd inay sababto dagaal dhanka quwada nuclier-ka ah oo dunida ka dhaca.