DAAWO Ninkii la deldeli kari waayey, (Xogta Dahsoon)‏

0
332

Hargeysa(Warsugannews)Richard Brown waa dembiile loo haystay dembiyo la xidhiidha kufsi iyo afduub uu ku sameeyey haween badan waxana lagu xukumay sanadkii 1984 eedaymahaasi oo ay ka mid ahayd afduub iyo kufsi uu u gaystay inan yar oo 14 jir ah.