DAAWO: Qawaaniinta Faransiiska ee Qosol ku jabka ah (Xogta Dahsoon)‏

0
310

Hargeysa(WSN)Dalka faransiiska oo ka mid ah wadamada waaweyn ee caalamka ahna wadan ay in badan oo dadweynaha caalamka ahi danaynayaan in ay ku noolaadaan ayaa dhanka kale waxaa wax lala yaabo noqotay qaar ka mid ah sharciyada dalkaasi dhigteen oo weliba ku adag yihiin.ciddii dhaaftana ay taallo ciqaab ay mudanayaan.