Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 14aad Khudbada uu Ibliis Naarta ka jeedin doono‏

0
368

Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.