Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 15aad- Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay

0
508

Hargeysa(Warsugannews)Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu.