Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 23aad- Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba

0
540

Hargeysa(Warsugannews)Nicmada Allah hadii laga mahadnaqi waayo waxa ay keentaa in nicmadaasi ay suusho. Reer Saba waxa uu Allah dagaankooda ku siiyay nicmooyin aad u badan, markii ay ka mahadnaqi waayeen nicmooyinkaasna waxa loogu badalay cadaan aduunyo iyo in ay waayaan nicmooyinkaas. Qisadooda sida uu Allah Quraanka kaga sheekeyay ayayanu ku soo qaadan doonaa barmaamijka 23 ee Qisooyinka Quraanka. Fadalan halkan ka daawo intii aad gaadhsiin kartana sii gaadhsii.