Daawo “Qofka isaga oo hurda soo kac la leeyahay ee isaga oo buka oo Neeras ah la leeyahay adigu ha bukoone kaalay ka kale dawee ee iyada oo hooyo ah ka imanaysa si ay cid kale u daweyso qarankaa lagu leeyahay, Madaxweyne Muuse Biixi

0
891

Hargeysa(WSN)“Qofka isaga oo hurda soo kac la leeyahay ee isaga oo buka oo Neeras ah la leeyahay adigu ha bukoone kaalay ka kale dawee ee iyada oo hooyo ah ka imanaysa si ay cid kale u daweyso qarankaa lagu leeyahay inuu masuuliyad iska saaro daryeelkooda, xuquuqdooda iyo karaamada ay mudan yihiin, qarankuna dawladda ay oo saddex waaxood ka kooban, laba qolona ixtiraam gaar ah bay dalka ka mudan yihiin, kuwaas oo kala ah ciidamada iyo bahda caafimaadka,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.