Daawo Sababahii Loo Xidhay xabsiyadii Dalka Holland (Xogta Dahsoon)

0
284

Hargeysa(WSN)Muddo sanado ah dalka Holland waxa uu la kulmayey hoos u dhac ku imanayey tirade maxaabiista, taasina waxay keentay in la xidho oo albaabada loo laabo ilaa 19 jeel ama xabsi muddo lix sanadood gudahood ah