Daawo: Samsam Suudi Diiriye Oo Si Adag Uga Hadashey Xadhiga Iyo Xadgudubka Ciidamada Maleeshiyaadka Liyuu Booliisku Iyo D.Itoobiya Kula Kaceen Wariyeyaasha,Warbaahinta Somaliland+Xukuumadda Oo Ay Farriin Adag U Dirtey

0
359

Daawo:Samsam Suudi Diiriye Oo Si Adag Uga Hadashey Xadhiga Iyo Xadgudubka Ciidamada Maleeshiyaadka Liyuu Booliisku Iyo D.Itoobiya Kula Kaceen Wariyeyaasha,Warbaahinta Somaliland+Xukuumadda Oo Ay Farriin Adag U Dirtey

HargeyMarwo Samsam Suudi Diiriye ayaa ka mid ah siyaasiyiinta xubnaha ugu fir-fircoon xisbiga WADDANI,Waxaana ay si adag uga hadashey xadhiga lagula kacay wariyeyaal Somaliland ah oo laga qafaashey xadka Somaliland.
dhinaca kale waxay Samsam Suudi farriin adag u dirtey xukuumadda Somaliland inay si deg-deg ah uga hadasho tacaddiyada ay dawladda Itoobiya kula kacdeywarbaahinta Somaliland