Daawo Saylici iyo Guddida Abaaraha oo lacag ka gudoomay Ardaydii Hindiya wax ku soo bartay

0
321

Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubnaha gudida heer Qaran ee abaaraha ayaa maanta Lacag dhan 3011 doolar ka gudoomay Arday reer Somaliland ah oo sannadihii u danbeeyey wax ku soo bartay dalka Hindiya, wakhtigana badankoodu ay ka shaqeeyaan dalka Qadar intooda badani.