telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo: Shirkada Sagaljet Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2018

January 13 2019 (WMG-Hargeysa)  Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Sagaljet ayaa Munaasibad u qabatay Shaqaalaheeda kuwaas oo lagu abaalmarinayo Dedaaladii iyo guulihii ay gaadheen Sannadkii tegay ee 2018-ka.

Cabdi Yuusuf Aar Gudoomiyaha Shirkada Daabacaada casriga ah ee Sagaljet oo ugu horayn Madashaasi ka hadlay ayaa bayaamiyey ujeedada kulankan balaadhan waxaana uu yidhi  “ Waxaynu xusayna waa 2018-kii taasoo aynu Sannad walba xiligan Shaqaalaha Shirkada ee dhammaan Laabaha Gobolada iyo Waddamada jaarka ah, waxay isugu yimaadaan kullan ujeedadiisu tahay inay u dabaal degaan horumarka iyo guulihii isdaba jooga ahaa ee ay xaqiijiyeen sannadkii lasoo dhaafay”

Daawo Muuqaalka Warkaasi.

 

1,441 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins