DAAWO: Shucaaca Taleefanku Waxuu Yareeyaa manida Ragga (Xogta Dahsoon)‏

0
353

Hargeysa(WSN)Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa ayaa waxa ay ka digaysaa in taleefoonka mobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee Ragga saamayna ku yeelanayo dhaqdhaqaaqii dabiiciga ahaa ee xidida macdanta ragga.