DAAWO: Sida Adag ee Loo ilaaliyo Imtixaanaadka, (Xogta Dahsoon)‏

0
348

Hargeysa(Warsugannews)Wadamo badan oo caalamka ah ayaa dhibaato badan kala kulma tahriibinta imtixaanaadka Schoola-da kaas oo dibada u baxa oo ardayda gaadha ka hor inta aan la bilaabin, barnaamijkeenana waxaynu ku eegaynaa talaabooyinkii laga qaaday si arintaasi looga hortago.