DAAWO: Sidee Indhoolayaashu u Arkaan Riyadooda (Xogta Dahsoon)‏

0
375

Hargeysa(WSN)Qof kasta riyadiisu waxay saamayn la leedahay tijaabooyinkii noloshiisa, laakiin qofka indho la’aanta ku dhashay suurogal uma aha inuu riyada wax ku arko inkastoo taa macnaheedu aanay ahayn in aanu riyoonin.