Daawo Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh

0
283

Hargeysa(WSN)Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh, Oo Xuduudihiisa leh Waddan Cusub maaha, waddan 1991kii dhashayna maaha, waa wadan ka mid ahaa maxmiyadihii Ingiriiska Muddo 73 Sano ah, Oo Maabka ku yiilay oo xuduudo caalamiya oo cayiman leh, xornimada markii uu qaatayna uu ahaa,……….