Daawo Waddanka Laga Ogol yahay In Jeelasha Laga baxsan Karo (Xogta Dahsoon)

0
338

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxaynu ku daahqaadaynaa sababta ay dawlada Jarmalku u noqotay ta keliya ee aan waxba loo raacin maxabiista isku dayda inay xabsiyada ka baxsadaan.