DAAWO: Wakaalada Qarsoodiga ah ee Dagaalada Mustaqbalka, (XD)

0
344

Hargeysa(Warsugannews)Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu daahqaadaynaa mid ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee hadana sida qarsoodiga ah u hawlgasha, enaga oo si gaar ah u eegaynaa mashaariicdeeda waaweyn iyo saamaynta ay ku leedahay cududa dalka Maraykanka,