DAAWO: Wasiir Cukuse oo Booqday Qoraa Xanuunsanaya‏

0
273

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi maxamed daahir Cukuse ahna Wasiirka cusub ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa maanta gurigiisa ku booqday Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid oo ka mid ah qorayaasha Dalka.