Daawo Wasiirka Cusub ee Boosaha oo Xilkii la Wareegay‏

0
339

Hargeysa(Warsugannews)Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa si rasmi ah Maanta Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu ugala Wareegay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradaasi.