Daawo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo ka Hadley doorkay ay ka xukuumad ahaan ka qaadanayaan Dar-dargalinta Howlaha Diwaangalinta ee Gobolka Hawd‏

0
309

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo ka Hadley doorkay ay ka xukuumad ahaan ka qaadanayaan Dar-dargalinta Howlaha Diwaangalinta ee Gobolka Hawd

Bali-gubadle(Warsugannews)Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Xuseen ismaaciil jirde shoombe oo Hogaaminayey xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Somaliland oo ku sugan magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa ka Hadley doorkay ay ka xukuumad ahaan ka qaadanayaan Dar-dargalinta Howlaha Diwaangalinta ee Gobolka Hawd

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Shoombe waxaa uu shaaciyey in ay ka wasiiro ahaan ugu deeqeen howlaha Diwaangalinta Gobolka hawd shidaal dhan 8000 oo litir

Wasiiradan uu labadii maalmood ee u dambeeyey ku sugan magaalada Bali-gubadle ee Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Shoombe ayaa kala ah Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Xuseen ismaaciil jirde shoombe

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Shugri xariir ismaaciil Wasiirku xigeenka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha,Naasir ayjeex jaamac ,Wasiirku xigeenka Wasaarada Wasaarada Maaliyada Axmed Aw Cabdishaacir