Daawo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go;an tahay inay ka qabato Wariyeyaasha baahiyey warka ka dhanka ah Amaanka Qaranka iyo sumacda Somaliland

0
349

Hargeysa (WSN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go;an tahay inay ka qabato Wariyeyaasha baahiyey warka ka dhanka ah Amaanka Qaranka iyo sumacda Somaliland.