DAAWO: Waxa Aan Cod Dheer Ku Sheegayaa in Aan U Sharaxanahay Jagada Murashax Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga WADDANI, Damacaygaasina Waxa uu Yahay Mid Aan Ku Doonaayo in Aan Kaga Qeyb-qaato Horumarka Dalka, Nimanka Kale ee Saaxiibaday Ahna….”.Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Cali Cabdi‏

0
456

DAAWO: “Waxa Aan Cod Dheer Ku Sheegayaa in Aan U Sharaxanahay Jagada Murashax Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga WADDANI, Damacaygaasina Waxa uu Yahay Mid Aan Ku Doonaayo in Aan Kaga Qeyb-qaato Horumarka Dalka, Nimanka Kale ee Saaxiibaday Ahna….”.Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Cali Cabdi‏

“Waxa Aan Cod Dheer Ku Sheegayaa in Aan U Sharaxanahay Jagada Murashax Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga WADDANI, Damacaygaasina Waxa uu Yahay Mid Aan Ku Doonaayo in Aan Kaga Qeyb-qaato Horumarka Dalka, Nimanka Kale ee Saaxiibaday Ahna….”.Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Cali Cabdi

Hargeysa(Warsugannews):-Murashax Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Cali Cabdi oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa, ayaa ku dhawaaqay in uu yahay murashax u sharaxan jagada madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI.