Daawo Waxa dhammaanteen farxad iyo yididiillo inoo ah, in maanta aynu si rasmi ah Dekedda Berbera ay ka mid noqotay dhowr-iyo todobaatanka Dekedood ee ay maamusho ama maalgelinayso Shirkadda Caalamiga ah ee DP World, taas oo qarankan u horseedi doonta in ay u soo jiiddo, saaxiibo iyo xidhiidho ganacsi oo dhiiri gelin kara maalgashi badan oo hor leh

0
405