Daawo Xildhibaan Diini oo Sifeeyey Shacbiga Somaliland iyo Shaqada Doorashooyinka‏

0
288

Xildhibaan Nuuradiin Cabdilaahi (Diini) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida ee ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa baaq dheer u diray Bulshoweynta Gobolkaasi kuna booriyey ka qaybgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha Somaliland.