Daawo Xogo ku saabsan Hogaamiyihii Kuuba Fiedal Castro (Xogta Dahsoon)

0
306

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa xogo inagaga dahsoonaa hogaamiyahii Dalka Kuuba Vidal castro oo dhintay 25 bishii November 2016 iyadoo da’diisu maraysay in ka badan sagaashan sanadood.