Daawo Xogo Murugo Leh: Xagee Laga Keenaa Timaha Foojaraiga ah? (Xogta Dahsoon)‏

0
319

Hargeysa(WSN)Timaha Foojariga ah ee ay xidhaan xidigaha fanka iyo dad kale oo badaniba waxay xiligan marayaan qiimo u dhigma 1000 Giniga istaraliiniga ah waxana laga sameeyaa timaha caadiga ah ee dadka iyadoo midabo kala duwana loo nashqadeeyo.