Daawo Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Shaqaaqooyinka Dharkeyn Geeyo

0
498

Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay dhibaatada ka dhacday Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool oo ay ku dhinteen dad faro badani, Sida uu Maanta Sheegay Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”