Daawo Xukuumadaydu way dhamaysirantahay oo wasiiradu way dhanyihiin, waxa kale waa shaqaale, shaqaalahana qofkii shaqadiisa haya in la badallo ma noqonayso, madaxweyne biixi oo iftiimiyey doorka uu madaxweynaha Djoubi ka ciyaari karo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

0
488