Daawo:Hogaamiye Xirsi Oo Qiray Qiimah Haweenka Reer Axmed Dhagax

0
517

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu qiray qiimaha ay leeyihiin haweenka ka soo jeeda xaafada Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd . Hogaamiye Xirsi oo ka hadlaayey maanta munaasibad xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey haweenka Xaafada Axmed Dhagax waxuu sheegay in haweenka reer Axmed Dhagax ay yahiin haween xisbigii ay tagaan wax tari kara isla markaana guusha horumuud ah

https://youtu.be/wXABytHXIww