Home Wararka Dagaal Culus Oo Ka Socda Qaybo Ka Mid Ah Galgaduud

Dagaal Culus Oo Ka Socda Qaybo Ka Mid Ah Galgaduud

0
269

Gobolka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya waxa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa alShabaab ee deeganadaas ku sugan.

Inta u dhaxaysa Tuula-xaayow iyo Ceel-dheere  oo u dhaw degmeda Dhuusamareeb ayuu hadda ka socdaa dagaalku.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ah xili uu dagaalku socdo, dhinacyaduna ay isu hub urursanayaan imika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here