Dawlad Deegaanka oo Dhir ku Wareejiyey Xukuumaddu S

0
259

Masuuliyiinta Dawladda deegaanka Soomalida ee dalka Ethiopia ayaa 50- kun oo geed ku wareejisay Somaliland .

Garyaqaan Barkhad Maxamuud Kaariye , safiir ku-xigeenka Somaliland ujooga addis-ababa oo gudoomay ayaa yidhi

” Waxa farxad ii ah in maanta 50-kun oo geed aan ka guddoomo xukuumadda Dawlad-Deegaanka Soomaalida. Dhirtan oo loogu talogalay dhireynta magaalooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana deeq-dhireed kale bilowgeed ah, waxa farxad kale ii ah in JSL ay noqoto dalkii u horreeyay ee deeqdani gaadho waddamada jaarka la ah Itoobiya.

Waxaan u mahadnaqayaa Madaxweynaha DDS Md. Mustafe Muxumed Cumar iyo guud ahaan xukuumaddiisa, gaar ahaan Wasiir-ku-xigeenka Xafiiska Madaxweynaha Md. Maxamed Yuusuf Rooble, Wasiirka Deegaanka, Kaymaha iyo Isbeddelka Cimilada Md Xasan Faarax Cali, Wasiirka Beeraha Dr. Cabdiqaadir Iimaan, Wasiir-ku-xigeenka Beeraha Dr Mubarak Sh. Cumar iyo dhammaan masuuliyiinta munaadibadda la-wareegidda deeqda dhirta ah goobjoogga ka ahaa. Deeqdani waxay kaalin mug leh ka qaadanaysaa dhireynta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here