telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Dawladda Imaaraadka Carabta oo ka Hadashay Maalgelinta Dekedda Berbera

Hargeysa(SOLNA)- Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta  Dr. Anwar bin Mohammed Qarqaash, ayaa ka hadlay dhexdhexaadin laga dhex wado dawladdiisa iyo dawladda taagta-daran ee Soomaaliya kadib khilaafkii kala kaxeeyey ee salka ku hayey heshiiska dhexmaray Somaliland iyo UAE ee ku saabsan maalgelinta shirkadda DP WORLD ku horumarinayso dekedda Berbera.

Mr Qarqaash oo ka jawaabaayey su’aal laga weydiiyey horumarinta ay shirkadda Dp World ka waddo dekedda Berbera xili uu khudbad ka jeedinaayey mac-hadka Policy  Exchange oo ku yalaa dalka Ingiriiska.

 

611 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins