Dawladda Qatar oo ka Hadashay Kulan ay la Yeesheen Madaxweynaha Somaliland

0
347

Dawladda Qatar oo ka Hadashay Kulan ay la Yeesheen Madaxweynaha SomalilandDawladda Qatar oo ka Hadashay Kulan ay la Yeesheen Madaxweynaha Somaliland

Dawladda Qatar ayaa ka hadashay socdaal uu Toddobaadkan uu yimid Somaliland ergayga Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar u qaabilsan ka hortagga Argagixisada iyo xal u helida Khilaafaadka Dr. Mutlaq bin Majed Al Qahtani.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa sheegtay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu qaabilsan ergayga ka socday Qatar oo ay ka wada hadleen arrimo labada dawladoodba dani ugu jirto.
Waxa kaloo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar intaas ku dartay intii kulankii socday weftigoodu at kala hadleen Madaxweynaha Somaliland xidhiidhka labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here