Dawo: Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta waxa ay tababar u furtay suxufiyiin ka kala tirsan qaybaha warbaahinta dalka, tababarkaas oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA kuna saabsan horumarinta bulshada