Deg Dega:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Anba Baxay Dalka Debediisa,Iyo Halka Uu Ku Wajahn Yahay Safarkiisu.

0
730

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Anba Baxay Dalka Debediisa,Iyo Halka Uu Ku Wajahn Yahay Safarkiisu.
Wararka Aanu Hada Ka Helayno Magaalada Hargeisa Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Somaliland Safar Ugu Anba Baxay Dalka Debediisa,Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Safarkiisu Ku Wajahan Yahay Dalka Ingiriiska Waxaana Madaxweynaha Somaliland Safarkiisa Ku Wehelinaaya Famligiisa
Ilo Xog Ogaala Oo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Somaliland Aanay Safarkiisa Ku Wehelinay Xubno Ka Mida Golaha Wasiirada Somaliland

Si Kastaba Ha Ahaate Safarka Madaxweynaha Somaliland Ayaa Ah Mid Gaara Oo Aan Safar Shaqo Ahayn Inta Madaxweynaha Somaliland Ku Sugan Yahay Dalka Debediisa Ayaa La Filayaa Inuu Kulamo La Qaato Jaaliyada Somaliland Ee Kunool Dalkaasi