Degdeg: Xasan Sh Maxamuud oo Ka tanaasulay tartankii Doorashada iyo Farmaajo oo madaxweyne noqday

0
659

Hargeysa(WSN)Xasan Sh Maxamuud oo Ka tanaasulay tartankii Doorashada iyo Farmaajo oo madaxweyne noqday waxa si buuxda loogu aqoonsaday in uu farmaajo noqdo madaxweynaha rasmiga ah ee dalwada Soomaaliya waxaana hada la gudo galay dhaartii madaxweynaha waxaana dhaarinaya gudoomiyaha maxkamada sare.

Isku soo wada duubo doorashan ayaa ahayd mid qorshayn oo loogu talogalay in uu hogaanka la wareego farmaajo waxaana sidaasi iftiimiyey Cabdirashiid Cumar Sharmaake oo intaanu is casilin shegay in ay is wada ogyihiin halka loo socdo sidaa awgeedna uu tanaasulayo sidaasi si la mida waxa isna tanaasulay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud

Muqidho Warsugannews.com