Dhamaan Asxaabta Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Kal Iyo laab Ah hawada u Marinayaan Meherka Mudane Mustafe X.Yusuf Muse iyo Marwo Khadan Abshir Yoonis.

0
643

Dhamaan Asxaabta Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Kal Iyo laab Ah hawada u Marinayaan Meherka

Mudane Mustafe X.Yusuf Muse iyo Marwo Khadan Abshir Yoonis.

Khadar Cabdi Weyd

Eng CabdiMajiid Sheekh Maxamed Ibraahim

Aqoonyahan C/Qaadir Yusuf Siciid

Maxamed Yusuf Muuse

Khadar Cabdiqaadir Kaarshe

Caaqil CabdiWali Jaamac

Caaqil Muxumed Axmed Muuse

Ibraahim Axmed Muuse

Mustafe Ismaaciil Axmed

Eng Axmed Cabdi Kaliil

Eng Cabdi Baasid Sheekh Maxamed

Nuur Maxamed Cabdi.

Agaasime Cali Yusuf Diirqadhaadh

Caaqil Xasan Badmaax

Oday Mataan Gahayr

Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir

Caaqil C/risaaq Maxamed Askar

Garaad Mustafa

Xogahaye Yusuf Maxamed Xuseen

Raygal Yusuf

Oday Xasan Jibriil Aw Axmed

Xaaji Maxamed Cali Caabi

waxaananu Leenahay Noqda kuwii isku waara, isku raaga, ubad khayr qabana kala hela Arooskiinana ku gaadha basha iyo barwaaqo iyo Nabad qab Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin…

Baarakalaahu lakum Wa Baaraka Calaykum Wa Jamaca Baynakum Fil Khayr