Dhammaan Siyaasiyiinta, salaadiinta iyo masuuliyiinta hoos ku xusani waxay tacsi u dirayaan Marxuum Proff Cismaan Ciise Cawaale oo Hargeysa ku geeriyooday Caawa

0
426

Tacsi

  1. Xasan Xaaji Mxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne)
  2. Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh
  3. Suldaan Shariif Batuun
  4. Maayar Cabdishakuur Maxamuud Xasan Cidin
  5. Xildhibaan Aadan Cismaan Xarbi
  6. Axmed Siciid Cige
  7. Saleebaan Cumar Ku-joog
  8. Dr Axmed Saleebaan Jaamac (Shiine)
  9. Cabdalle Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere)
  10. Ramaax Cali Hayste
  11. Axmed Saleebaan Kaahin
  12. Mustafe Saleebaan Kaahin
  13. Yuusuf Daahir Axmed
  14. Cabdilaahi Malxush
  15. Maxamed Cabdilaahi Mire
  16. Mahdi Jaamac Xirsi
  17. Maxamed Xuseen Bisad
  18. Maxamed Aftax Madar
  19. Naasir Yuusuf Daahir
  20. Cabdiqaadir Nuur Baxnaan
  21. Sacad Cali Kaahin
  22. Maxamed Saxardiid Raage
  23. Khadar Axmed Warsame

 

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan Marxuum Proff. Cismaan Ciise Cawaale oo caawa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa oo muddo 60 sanno ah, ahaa barre waxbarasho, ilaahay ha u naxariistee, wakhtigana ka mid ahaa macallimiinta khibradda dheer leh ee Jaamacadda Hargeysa, ahaana hormoodka kulliyadda waxbarashada muddo dheer.

 

Waxay si gaara uga tacsiyadaynayaan geerida Marxuumka qoyska reer Ciise Cawaale meel ay joogaanba gaar ahaan Ooridii iyo ubadkii uu ka baxay Marxuumku. Marxuumkana waxa ay Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo una denbi dhaafo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here