EEG: Tacaddiyadii weeraryahanada Bayern Munich u geysteen Arsenal oo laga sameeyey kartuun!

0
470

Bayern Munich waxa ay xalay xaaqday Arsenal uu ku soo booqatay Allianz Arena lugta hore ee is aragooda Champions League-ga wareega 16ka.

Arjen Robben ayaa jugta ku bilaabay Gunners baslse waxaa bar bareeyey Sanchez – yeelkeede, maxaa ka dhacay?

Tii la ogeed ayaa lagu dhigay..weeraryahanada Bayern sida ay doonaan ayey ka sameeysteen daafaca Arsenal iyada o ilaa iyo shan gool ka dhaliyey!