Fanaanad Caan Ahayd Oo Ku Geeriyootay Muqdisho.

0
355

Waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho gaar ahaan cisbitaalka Martiini ku geeriyootay Fanaanadii Faadumo Cali Nagruuma oo ka tirsaneyd hobolada Waaberi.

Allaha u naxariistee Faadumo Cali Nagruuma ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ay ku xanuunsaneysay cisbitaalka Martiini, isla markaana waxaa haleelay Cudurka halista ah ee COVID-19.

Geerida Marxuumada ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here