Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Loo Qaybiyay Xeerka Ururada Iyo Asxaabta Siyaasadda

0
343

Golaha guurtida Somaliland, ayaa loo qaybiyay xeerka furista urrurada iyo asxaabta siyaasadda iyo xeerkii shaqaalaha dawaladda.

 

Sidoo kale waxaa ay guddi u sareen xeerkii liisamada ganacsiga oo ay maanta dood ka yeesheen muddanayaashu.

Taariikhda waa markii koobaad ee barlamaanka labada gole ee guurtidda iyo wakiilladu ay shaqeynayaan bil ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here