Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Maalgashiga, Oo Ah Xeer Lagu Hagi Doono Maalgashadayaasha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Gudaha Somaliland.

0
333

Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Maalgashiga, Oo AhGolaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Xeerka Maalgashiga, kaasi oo muddo badan la sugaayay.

 

Xeerkan ayaa ah mid lagu hagi doono maalgashadayaasha caalamiga ah iyo kuwa gudaha, iyadoo xeerkani uu wax badan ka tari doono maalgashiga Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here