Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa ku-xigeenka Xoghaya guud ee UCID u magacaabay xildhibaan Maxamed Khadar Daahir. Xilkan ayaa shalay laga qaaday xildhibaan Naasir Qodax, oo hore xilkaasi u hayay.

0
315

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here